Albaab duug ah oo lagu iibsaday boqol kun oo dollar iyo sirta ka dambeysa (Daawo Sawirro)

Albaabka qolkii uu hotel ka degenaa heesaaga caanka ah ee dalka Maraykanka Bob Dylan ayaa lagu kala gatay lacag dhan $100,000 doolar, kadib markii lasoo dhigay carwo xaraash ah. Hotelka oo lagu magacaabo Chelsea ayaa waxa uu ku yaalaa magaalada New York, wuxuuna albaabka qeyb ka ahaa illaa 50 albaab oo hoteelka uu la lahaa … Continue reading Albaab duug ah oo lagu iibsaday boqol kun oo dollar iyo sirta ka dambeysa (Daawo Sawirro)